Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 11:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wakhtigaas Ciise ayaa hadalkan yidhi, Aabbow, Rabbiga samada iyo dhulkow, waan kugu mahadnaqayaa, waayo, waxyaalahan ayaad kuwa caqliga iyo garashada leh ka qarisay, oo waxaad u muujisay ilma yaryar.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 11

arki Matayos 11:25 macnaha guud