Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 10:37-41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

37. Kan aabbihiis iyo hooyadiis iga jecel, ima istaahilo, oo kan wiilkiisa iyo gabadhdiisa iga jecel, ima istaahilo.

38. Kan aan iskutallaabtiisa soo qaadan oo aan i soo raacin, ima istaahilo.

39. Kan naftiisa helaa waa lumin doonaa, oo kan naftiisa u lumiya aawaday waa heli doonaa.

40. Kan idin aqbalaa wuu i aqbalaa, kan i aqbalaana, wuxuu aqbalaa kan i soo diray.

41. Kan nebi ku aqbala nebi magiciis, wuxuu heli doonaa nebi abaalkiis, kan qof xaq ah ku aqbala qof xaq ah magiciis, wuxuu heli doonaa qof xaq ah abaalkiis.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 10