Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Matayos 1:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin intuu waxan ka fiirsanayay ayaa malaa'igtii Rabbigu riyo ugu muuqatay, iyadoo leh, Yuusuf ina Daa'uudow, ha ka baqin inaad naagtaada Maryan qaadatid, waayo, waxa ay uuraysatay ayaa Ruuxa Quduuskaa ka yimid.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 1

arki Matayos 1:20 macnaha guud