Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Markos 7:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Meeshaas ayuu ka kacay oo wuxuu tegey soohdimaha Turos iyo Siidoon. Markaasuu guri galay. Ma uu doonaynin in la ogaado, laakiin wuu qarsoomi kari waayay.

akhri dhamaystiran cutubka Markos 7

arki Markos 7:24 macnaha guud