Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Markos 7:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Kolkaasaa waxaa u soo urureen Farrisiintii iyo qaar culimmo ah oo Yeruusaalem ka yimid.

2. Goortaasay arkeen xertiisii qaarkooda oo kibis ku cunaya gacmo nijaasaysan, waxa weeye gacmo aan dhaqnayn.

akhri dhamaystiran cutubka Markos 7