Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Markos 3:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Goortuu iyaga isha mariyey isagoo cadhaysan oo qalbigiisii ka tiiraanyooday qalbi engegnaantooda aawadeed, wuxuu ninkii ku yidhi, Gacanta soo taag. Kolkaasuu soo taagay, oo gacantiisu way bogsatay.

akhri dhamaystiran cutubka Markos 3

arki Markos 3:5 macnaha guud