Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Markos 3:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Kol dambe wuxuu galay sunagogga; halkaasna waxaa joogay nin gacan engegan.

2. Markaasay fiirinayeen inuu sabtida bogsiinayo iyo in kale, si ay u ashtakeeyaan.

3. Kolkaasuu ninkii gacanta engegnaa ku yidhi, Dhexda isa soo taag.

akhri dhamaystiran cutubka Markos 3