Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Markos 14:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ciise goortuu Beytaniya joogay oo ku jiray guriga Simoon kii baraska qabi jiray, intuu cuntada u fadhiyey, waxaa u timid naag haysa weel alabastar ah oo cadar naaradiin oo qaali ah ku jiro. Weelkii bay jebisay, oo cadarkii madaxiisay ku shubtay.

akhri dhamaystiran cutubka Markos 14

arki Markos 14:3 macnaha guud