Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Markos 12:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Goortay yimaadeen waxay ku yidhaahdeen, Macallimow, waannu og nahay inaad run tahay oo aanad ninna u eexan, waayo, dadka wejigooda ma eegtid, jidka Ilaahse aad run ku bartid. Ma xalaal baa in cashuur Kaysar la siiyo ama inaan la siin?

akhri dhamaystiran cutubka Markos 12

arki Markos 12:14 macnaha guud