Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Markos 10:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay ku yidhaahdeen, Waannu karaynaa. Markaasaa Ciise ku yidhi, Koobka aan ka cabbayo waad ka cabbi doontaan, oo baabtiiska laygu baabtiisay waa laydinku baabtiisi doonaa,

akhri dhamaystiran cutubka Markos 10

arki Markos 10:39 macnaha guud