Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Markos 10:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay ku socdeen jidka xaggii Yeruusaalem, Ciisena waa hor marayay. Wayna yaabeen oo intay daba socdeen way baqeen. Kolkaasuu laba-iyo-tobankii haddana waday oo bilaabay inuu u sheego waxa isaga ku dhici doona,

akhri dhamaystiran cutubka Markos 10

arki Markos 10:32 macnaha guud