Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 8:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Beerrey baa baxay inuu abuurkiisa beero, oo intuu beerayay, qaar baa jidka geestiisa ku dhacay, oo waa lagu tuntay, oo shimbirrihii cirka ayaa cunay.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 8

arki Luukos 8:5 macnaha guud