Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 8:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, wuxuu jinnigii wasakhda lahaa ku amray inuu ninka ka baxo, maxaa yeelay, marar badan ayuu qaban jiray, oo waxaa lagu xidhi jiray silsilado iyo bircago, oo waa la ilaalin jiray; silsiladihiina wuu iska gooyn jiray oo jinniguna cidlada ayuu u kaxayn jiray.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 8

arki Luukos 8:29 macnaha guud