Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 8:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwii qodxanta ku dhex dhacayna waa kuwan maqla oo intay socdaan waxaa ceejiya welwelidda iyo hodantinimada iyo farxadda ifkan, midho bisilna ma dhalaan.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 8

arki Luukos 8:14 macnaha guud