Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 6:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidee baad walaalkaa ugu odhan kartaa, Walaalow i daa, saxarka ishaada ku jira aan kaa saaree, adiga oo aan arkaynin dogobka ishaada ku jira? Labawejiile yahow, horta dogobka ishaada ku jira iska saar, goortaasaad bayaan u arkaysaa inaad saxarka isha walaalkaa ku jira ka saarto.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 6

arki Luukos 6:42 macnaha guud