Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 5:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Goortuu magaalooyinka middood ku jiray, waxaa la arkay nin baras miidhan ah. Isaguna markuu Ciise arkay, wejigiisuu dhulka dhigay oo ka baryay isagoo leh, Sayidow, haddaad doonaysid waad i daahirin kartaa.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 5

arki Luukos 5:12 macnaha guud