Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 5:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidoo kalena waxaa la yaabay Yacquub iyo Yooxanaa oo wiilashii Sebedi ahaa, kuwii wehello Simoon la ahaa. Ciisena wuxuu Simoon ku yidhi, Ha baqin, hadda iyo hadhowba dad baad jillaabi doontaa.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 5

arki Luukos 5:10 macnaha guud