Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 5:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Intii dadkii oo dhan isku soo cidhiidhiyeen inay ereygii Ilaah maqlaan, ayuu is-ag taagay badda Gennesared;

2. oo wuxuu arkay laba doonniyood oo badda ag taal; laakiin kalluumaystayaashii waa ka degeen, oo shabagyadoodii ayay maydhayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 5