Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 4:43-44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

43. Laakiin wuxuu iyagii ku yidhi, Waa inaan magaalooyinka kalena injiilka boqortooyada Ilaah ku wacdiyo, waayo, sidaa darteeda waa la ii soo diray.

44. Sunagogyada Galilina ayuu dadka ka dhex wacdiyi jiray.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 4