Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 3:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay ahayd sannaddii shan iyo tobnaad oo Tiberiyas Kaysar boqranaa, markii Bontiyos Bilaatos xukumi jiray Yahuudiya, oo Herodos taliye u ahaa Galili, walaalkiis Filibosna taliye u ahaa Ituraya iyo dalkii Tarakhoonitis, oo Lusaniyas taliye u ahaa Abilene,

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 3

arki Luukos 3:1 macnaha guud