Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 23:42-44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

42. Markaasuu ku yidhi, Ciisow, i xusuuso goortaad boqortooyadaada ku timaado.

43. Wuxuu ku yidhi, Runtii waxaan kugu leeyahay, Maanta Firdooska ayaad igula jiri doontaa.

44. Haddaba waxay ahayd abbaaraha saacaddii lixaad, dhulka oo dhammuna gudcur buu noqday ilaa saacaddii sagaalaad.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 23