Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 22:47 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Intuu weli hadlayay, bal eeg, waxaa yimid dad badan, oo kii Yuudas la odhan jiray oo laba-iyo-tobanka ka mid ahaa ayaa hortooda socday. Wuxuuna u soo dhowaaday Ciise inuu dhunkado.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 22

arki Luukos 22:47 macnaha guud