Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 22:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, kee baa weyn, ma kan cuntada u fadhiya baa mise waa kan adeega? Miyaanu ahayn kan cuntada u fadhiya? Aniguse sida kan adeega ayaan idiin dhex joogaa.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 22

arki Luukos 22:27 macnaha guud