Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 21:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaad dagaallo iyo rabshooyin maqashaan ha baqanina, waayo, kolka hore waxyaalahanu waa inay dhacaan, laakiin dhammaadku kolkiiba ma aha.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 21

arki Luukos 21:9 macnaha guud