Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 17:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas oo kale idinkuna goortaad samaysaan wixii laydinku amray oo dhan, waxaad tidhaahdaan, Addoommo aan waxtar lahayn baannu nahay; wixii aannu lahayn inaannu samayno ayaannu samaynay.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 17

arki Luukos 17:10 macnaha guud