Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 17:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Wuxuu xertiisii ku yidhi, Ma suurtowdo inaan xumaantu iman, laakiin waa u hoog kan ay xumaantu ka timaado.

2. In qof yaryarkan midkood xumeeyo, waxaa uga roon in dhagaxshiid luqunta looga lalmiyo oo badda lagu tuuro.

3. Iska dhawra. Walaalkaa hadduu dembaabo, canaano; hadduuna toobadkeeno, cafi.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 17