Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 16:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Ibraahim wuxuu ku yidhi, Wiil yahow, xusuuso inaad waxaagii wanaagsanaa heshay intii aad noolayd, si la mid ah ayuu Laasaros waxa xun helay, laakiin haddeer isaga halkan ayaa lagu raaxaysiiyey, adiguse waad silcaysaa.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 16

arki Luukos 16:25 macnaha guud