Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 13:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Goortii ninkii guriga lahaa kaco oo albaabka xidho, oo aad bilowdaan inaad dibadda istaagtaan oo aad albaabka garaacdaan, idinkoo leh, Sayidow, naga fur; isaguna waa u jawaabi doonaa oo idinku odhan doonaa, Garan maayo meeshaad ka timaadeen.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 13

arki Luukos 13:25 macnaha guud