Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 12:49-51 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

49. Waxaan u imid inaan dab dhulka ku tuuro, oo maxaan doonayaa hadduu durba shidan yahay?

50. Anigu waxaan leeyahay baabtiis in laygu baabtiisayo oo sidee lay cidhiidhiyey ilaa uu dhammaado!

51. Miyaad u malaynaysaan inaan u imid inaan nabad dhulka siiyo? Waxaan idinku leeyahay, Maya, laakiinse kalasoocid.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 12