Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 12:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu xertiisii ku yidhi, Sidaa darteed waxaan idinku leeyahay, Ha ugu welwelina naftiinna waxaad cuni doontaan, jidhkiinnana waxaad huwin doontaan.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 12

arki Luukos 12:22 macnaha guud