Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 11:6-9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

6. waayo, saaxiibkay ayaa safar iiga yimid, oo waxaan hor dhigo ma hayo.

7. Kaasaana gudaha ka jawaabaya oo odhanaya, Ha i dhibin. Albaabka waa la xidhay; carruurtayduna sariirtay ila jiiftaa; umana kici karo inaan wax ku siiyo.

8. Waxaan idinku leeyahay, In kastoo aanu kici doonin oo aanu siin doonin saaxiibnimadiisa aawadeed, weliba baryo badnaantiisa aawadeed ayuu u kici doonaa oo u siin doonaa in alla intuu u baahan yahay.

9. Waxaan idinku leeyahay, Weyddiista oo waa laydin siin doonaa; doona oo waad heli doontaan; garaaca oo waa laydinka furi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 11