Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Luukos 10:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagaa u jawaabay oo ku yidhi, Waa inaad Rabbiga Ilaahaaga ah ka jeclaataa qalbigaaga oo dhan, iyo naftaada oo dhan, iyo xooggaaga oo dhan, iyo caqligaaga oo dhan, deriskaagana waa inaad u jeclaataa sida naftaada.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 10

arki Luukos 10:27 macnaha guud