Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Kolosay 1:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

haddii aad ku sii jirtaan iimaanka, oo aad gun iyo xidid adag ku leedihiin, oo aydnaan ka fogaan rajadii injiilkii aad maqasheen, kaas oo lagu wacdiyey uunka samada ka hooseeya oo dhan, oo anigoo Bawlos ah layga dhigay midiidin.

akhri dhamaystiran cutubka Kolosay 1

arki Kolosay 1:23 macnaha guud