Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Kolosay 1:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waayo, wax kastaba isagaa uumay, waxyaalaha samooyinka ku jira, iyo waxyaalaha dhulka joogaba, waxyaalaha la arki karo iyo waxyaalaha aan la arki karinba, hadday yihiin carshiyo ama sayidnimo ama madax ama amarro; wax walba isagaa uumay oo loo uumay.

akhri dhamaystiran cutubka Kolosay 1

arki Kolosay 1:16 macnaha guud