Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Galatiya 5:24-26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

24. Kuwa Ciise Masiix waxay iskutallaabta ku qodbeen jidhka iyo kacsigiisa xaaraanta ah iyo damacyadiisa sharka ah.

25. Haddii aynu Ruuxa ku nool nahay, aynu Ruuxana ku soconno.

26. Yeynan iskibrin, oo iska xanaajin, oo isxaasidin.

akhri dhamaystiran cutubka Galatiya 5