Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Galatiya 2:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo kolkay ogaadeen nimcada lay siiyey, Yacquub iyo Keeyfas iyo Yooxanaa, iyagoo loo sharfay sida tiirar, waxay aniga iyo Barnabas na siiyeen gacanta midigta oo wehelnimada, inaannu annagu u tagno dadka aan Yuhuudda ahayn, iyaguna ay u tagaan kuwa gudan.

akhri dhamaystiran cutubka Galatiya 2

arki Galatiya 2:9 macnaha guud