Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Galatiya 2:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa iskutallaabta laygula qodbay Masiixa, laakiin weli waan noolahay. Aniga ma aha kan nooli, laakiin Masiix ayaa igu dhex nool, oo nolosha aan haatan jidhka ku dhex noolahay waxaan ku noolahay rumaysadka xagga Wiilka Ilaah, kan i jeclaaday oo naftiisa u bixiyey daraadday.

akhri dhamaystiran cutubka Galatiya 2

arki Galatiya 2:20 macnaha guud