Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Galatiya 1:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwa badan oo asaaggay ah oo aan isku waddan nahay ayaan kaga hor maray diinta Yuhuudda, anigoo aad iyo aad ugu adag xeerarkii awowayaashay.

akhri dhamaystiran cutubka Galatiya 1

arki Galatiya 1:14 macnaha guud