Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Filiboy 4:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ugu dambaysta, walaalayaalow, waxaan idinku leeyahay, Wax kasta oo run ah, iyo wax kasta oo sharaf leh, iyo wax kasta oo xaq ah, iyo wax kasta oo daahir ah, iyo wax kasta oo door ah, iyo wax kasta oo wanaag laga sheego, haddii wanaag ku jiro iyo haddii ammaanu ku jirto, waxyaalahan ka fiirsada.

akhri dhamaystiran cutubka Filiboy 4

arki Filiboy 4:8 macnaha guud