Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Filiboy 4:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse anigu wax kastaba waan haystaa, oo waan barwaaqaysanahay. Waan dheregsanahay, waayo, waxaan Ebafroditos ka helay wixii aad ii soo dirteen, kuwaas oo ah allabari Ilaah aqbali karo oo uu aad ugu farxo oo caraf udgoon leh.

akhri dhamaystiran cutubka Filiboy 4

arki Filiboy 4:18 macnaha guud