Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Filemon 1:23-25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

23. Waxaa ku soo salaamaya Ebafras oo xagga Ciise Masiix maxbuus ila ah,

24. iyo Markos, iyo Aristarkhos, iyo Deemaas, iyo Luukos, kuwaas oo ila shaqeeya.

25. Nimcada Rabbigeenna Ciise Masiix ruuxiinna ha la jirto. Aamiin.

akhri dhamaystiran cutubka Filemon 1