Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 9:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Butros baa dhammaantood dibadda u saaray, markaasuu jilba joogsaday oo duceeyey, oo intuu meydka xaggiisa u jeestay ayuu ku yidhi, Tabitay, kac. Markaasay indhihii kala qaadday; oo markay Butros aragtayna way fadhiisatay.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 9

arki Falimaha Rasuullada 9:40 macnaha guud