Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 9:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas darteed kiniisaddii ku tiil Yahuudiya iyo Galili iyo Samaariya oo dhan nabad bay lahayd, waana dhisantay oo badatay iyadoo ku socota cabsida Rabbiga iyo gargaarka Ruuxa Quduuska ah.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 9

arki Falimaha Rasuullada 9:31 macnaha guud