Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 9:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ananiyas tegey oo gurigii galay, oo intuu gacmihiisa dul saaray, ayuu wuxuu ku yidhi, Walaal Sawlosow, Rabbi Ciise oo kuugu muuqday jidkaad ku timid baa ii soo diray inaad araggaaga heshid iyo in Ruuxa Quduuska ahu kaa buuxsamo.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 9

arki Falimaha Rasuullada 9:17 macnaha guud