Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 5:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maxaa yeelay, hadda ka hor waxaa kacay Tudas, isagoo nin weyn iska dhigaya, kaasoo niman badan oo qiyaas afar boqol gaadhaa raaceen. Isagii waa la dilay, oo intii addeecday oo dhammuna way kala firdheen, oo waxay noqdeen wax aan waxba ahayn.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 5

arki Falimaha Rasuullada 5:36 macnaha guud