Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 28:30-31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

30. Oo laba sannadood oo dhan ayuu iska degganaa hoy uu isagu kiraystay, oo kulli intii u soo gashay oo dhanna wuu soo wada dhoweeyey.

31. Oo isagoo aad u dhiirran ayuu wuxuu ku wacdiyi jiray boqortooyada Ilaah, wuxuuna bari jiray waxyaalaha ku saabsan Rabbi Ciise Masiix, cidnana uma diidin.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 28