Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 28:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intay maalin ka ballanqaadeen, ayay hoygiisii ugu yimaadeen iyagoo tiro badan, oo isna xaalkii aad buu ugu sii caddeeyey oo u marag furay boqortooyada Ilaah, oo wuxuu iyagii ku waaninayay wax Ciise ku saabsan oo ku yaalla sharciga Muuse iyo nebiyadiiba tan iyo aroortii ilaa fiidkii.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 28

arki Falimaha Rasuullada 28:23 macnaha guud