Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 25:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Bawlos wuxuu yidhi, Anigu waxaan hor taaganahay kursigii xukumaadda oo Kaysar; halkanay igu waajib tahay in laygu xukumo. Anigu Yuhuudda innaba xumaan kuma aan samayn, sidaad aad ugu og tahay.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 25

arki Falimaha Rasuullada 25:10 macnaha guud