Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 23:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Bawlos markuu gartay in dadka qaarkiis Sadukiin yahay, qaarka kalena ay Farrisiin yihiin, ayuu shirkii ka dhex qayliyey oo yidhi, Walaalayaalow, anigu waxaan ahay Farrisi oo ah Farrisiinta wiilkood, oo wax ku saabsan rajada iyo sarakicidda kuwii dhintay ayaa laygu xukumayaa.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 23

arki Falimaha Rasuullada 23:6 macnaha guud