Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Falimaha Rasuullada 22:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidatan ayay iigu markhaati furayaan wadaadka sare iyo waayeelladii oo dhammuba, kuwaasoo aan warqado uga helay walaalaha, oo aan Dimishaq u sodcaalay inaan kuwa halkaas joogayna, iyagoo xidhxidhan, Yeruusaalem keeno si loo ciqaabo.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 22

arki Falimaha Rasuullada 22:5 macnaha guud